Guddoomiye Wiish “Tartanka Maamul Goboleedyada Waxaa Loo Qabtaa In Laga Helo Ciyaartooy Tayo Wanaagsan”

Guddoomiyaha Isboortiga Gobolka Banaadir Xasan Aadan Xaaji Yabarow Wiish ayaa sheegay in muhiimada ugu weyn ee loo qabanayo tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ay tahay in laga helo ciyaartooy tayo wanaagsan oo wax badan ka badasha kubbadda cagta Soomaaliya iyo guulaha Xulka Qaranka Soomaaliya. “U jadeeda sanadkii mar loo qabto tartanka kubbadda … Continue reading Guddoomiye Wiish “Tartanka Maamul Goboleedyada Waxaa Loo Qabtaa In Laga Helo Ciyaartooy Tayo Wanaagsan”