U bood dhigaalka

Guddoomiye Xaaji Aadan “Bulshada Soomaaliyeed Waan In Ay Taageeraan Xulka Qaranka Minifootboolka”.

Guddoomiyaha xiriirka  kubad Cag yaraha Soomaaliya Mudane Xaaji Aadan Cabdulle oo la hadlay Goobjoog ayaa ka warbixiyay safar ay dhawaan ku tageeen Dalka Nigeria,isagoo sheegay .in ay muhiim tahay in bulshada Soomaaliyeed ayaa taageeraan Xulka Qaranka Minifootboolka ee dhawaan ka qeyb galaya Tartanka Qaarada Afrika.

Daawo Guddoomiye Xaaji Aadan oo faah faahiyay safarkii Nigeria 

Sidoo kale Falanqeeyaasha ciyaaraha dalka ayaa sheegay in ay ku kalsoonyihiin ciyaartooyda Xulka Qaranka Miniftooboolka,iyagoo dhinaca kale ka mahadceliyay da’daalada ay wadaan maxda Xiriirka kubad cagyraha Soomaaliye ee Somali Minifootball Association

Sidoo kale Aqriso warar ku saabsan Horomarka SOMFA

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/soomaaliya-oo-ka-qeybgalaysa-tartanka-qaarada-african-minifootball/

W/D-Maxamed Xuseen Qalinle