Guddoomiye Xaaji Aadan “ Waxaan Diyaar U Nahay In Aan La Shaqayno Wasaaradda Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya”

Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya iyo Xiriirka Kubadcag yaraha oo iska kaashanaya ayaa magaalada Muqdisho ka furay tartan u dhaxeeya afar koox oo ka mid ah naadiyada u diiwaangashan Xiriirka Soomaaliyeed Minifootboolka waxaana tartankan maal gelinaya Ha’y adda UNFP ee Qaramada Midoobay. Munaasabada furitaanka tartankan loogu magacdaray “Fariin” waxaa ka soo qeybgalay madax ka socotay … Continue reading Guddoomiye Xaaji Aadan “ Waxaan Diyaar U Nahay In Aan La Shaqayno Wasaaradda Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya”