Guddoomiye Xaaji Aadan “Waxaan Ku Shaqaynaa Khibrada Odayaasha Isboortiga Dalka”

Guddoomiyaha Xiriirka Kubad Cagyaraha Soomaaliya mudane Xaaji Aadan Cabdulle ayaa sheegay in shaqooyinka kala duwan ay hayaan madaxda Xiriirka Kubad Cagyaraha Soomaaliya ayaa qeyb ka yihiin ciyaartooydii hore Soomaaliya,isagoo sheegay in ay diyaar u yihiin horomarinta Minifootboolka Soomaaliya. “Waxaan Ku Shaqaynaa Khibrada Odayaasha iyo ciyaartooydii hore Isboortiga dalka,waxaan ku rajo weynahay in mar walbo Marjaceena uu … Continue reading Guddoomiye Xaaji Aadan “Waxaan Ku Shaqaynaa Khibrada Odayaasha Isboortiga Dalka”