Guddoomiye Xaaji Aadan “Waxaan Rabnaa In Aan Fursad Siino Halmilyan Oo Dhalinyaro Soomaaliyeed Oo Matasha Xulka Qaranka Soomaaliya”.

Madaxda cusub ee Wasaaaradda ciyaaraha iyo dhalinyarada Jubaland ayaa kulan booqasho is barasho la yeeshay madaxda xiriirka kubad cagyaraha Soomaaliya,wuxuuna u jeedka kulan ahaa in si dhaw ay u wada shaqeeyaan labada dhinaca,waxaana munaasabadan oo ka dhacday magaalada Muqdisho ka qeyb galaya Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya,madaxda SOMFA iyo sidoo kale mas’uuliyeenta Wasaarada ciyaaraha Jubaland. … Continue reading Guddoomiye Xaaji Aadan “Waxaan Rabnaa In Aan Fursad Siino Halmilyan Oo Dhalinyaro Soomaaliyeed Oo Matasha Xulka Qaranka Soomaaliya”.