Guddoomiye Xasan Axmed Shire “Mudane Madaxweyne Waad Ku Mahadsantahay Kaalintii Aad Ka Qaadatay Dhiirigelinta Kooxda Kubbadda Cagta Galmudug”

Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug Xasan Axmed Shire ayaa u mahadceliyay Madaxweyne Qoor-Qoor iyo madaxda kale ee Galmudug kaalinta ay ka qaateen dhiirigelinta macallimiinta iyo ciyaartooyda kooxda Galmudug ee kaalinta labaad ka gala tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 oo sanadkii sadexaad ka dhacayn magaalada Muqdisho. “Mudane Madaxweyne ciyaartooydan waa kuwii  wacdaraha … Continue reading Guddoomiye Xasan Axmed Shire “Mudane Madaxweyne Waad Ku Mahadsantahay Kaalintii Aad Ka Qaadatay Dhiirigelinta Kooxda Kubbadda Cagta Galmudug”