Guddoomiye Xasan Shire ““Dowladda Iyo Ganacstada Reer Galmudug Waa In Ay Bixiyaan Mushaaraadka Kooxda Galmudug”

Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta mudane Xasan Axmed Shire ayaa u mahadceliyay madaxda sare ee Galmudug kaalinta ay ka qaateen garab istaaga iyo dhiirigelinta kooxda kubbadda cagta Galmudug ee booska labaad ka gashay tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 oo sanadkii sadexaad ka dhacay magaalada Muqdisho. “Qof kasta oo ka soo jeed Galmudug,wuxuu ku qanacsanahay … Continue reading Guddoomiye Xasan Shire ““Dowladda Iyo Ganacstada Reer Galmudug Waa In Ay Bixiyaan Mushaaraadka Kooxda Galmudug”