Guddoomiye Xasan Yabarow Wiish “Waan U Hambalyaynaa Daadir Amiin Iyo Axmed Tahliil”

Guddoomiyaha Isboortiga Gobolka Banaadir mduane Xasan Aadan Xaajo Yabarow Wiish ayaa bogaadiyay da’daalka iyo waxqabadka guulaha ku dhisan ay sanadkii la soo dhaafay sameeyeen macallimiinta kala ah Daadir Amiin Cali iyo Axmed Tahliil oo ka mid ah dhalinyarada horomarka ka samaysay xirfada macallinimo,isagoo sheegay in arintan ay guul u tahay isboortiga dalka. Axmed Tahliil Iyo … Continue reading Guddoomiye Xasan Yabarow Wiish “Waan U Hambalyaynaa Daadir Amiin Iyo Axmed Tahliil”