Guddoomiyihii Degmada Wanla-weyn oo Shaqadiisii Dib Loogu Fasaxay

Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta dowladda goboleedka Goonfur Galbeed ayaa shaqadiisa dib ugu fasaxday, guddoomiyihii degmada Walanweyn ee gobolka Shabeellaha hoose,

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska wasiirka arrimaha gudaha ee maamulkaasi Maxamed Abuukar, ayaa lagu ogolaaday in guddoomiye Maxamed Siidow Cabdiraxmaan dib ugu laabto shaqadiisii degmada Walanweyn.

Guddoomiyaha ayaa 12-kii bishii Aoril 2020-ka waxaa lagu sameeyey shaqo joojin , kadib lagu soo oogay inuu kulug lahaa dagaallo ka dhacay deegaanka oo sababay dhimasho iyo dhaawac,  soo kala gaaray beelo wada dagaalamay

                                       Halkaan Ka Akhriso

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW