U bood dhigaalka

Guddoonka Doorashada Puntland Ee SEIT Oo La Doortay

Sheeko:Amniga

Waxaa goordhaw la doortay guddoonka guddiga doorashada dowlad gobaleedka Puntland iyo ku-xigeenkiisa.

C/kariin Muuse Maxamed ayaa loo doortay guddoonka guddiga doorashada halka ku-xigeenka guddiga guddoonka doorashada loo doortay Caynaanshe yuusuf Xuseen.

Cabdikariin Muuse Maxamed ayaa waxa uu helay 11 cod, isagoo noqonaya guddoomiyaha guddiga doorashada dowlad gobaleedka Puntland .

Goobjoog News