U bood dhigaalka

Guddoonka Guddiga Doorashada Galmudug Oo La Doortay

Sheeko:Amniga

Waxaa goordhaw la doortay guddoonka guddiga doorashada Galmudug iyo ku-xigeenkiisa.

Maxamed Dahir Guled ayaa loo doortay Guddoomiyaha guddiga doorashada dadban ee ku matalaya Galmudug, Halka Ku-xigeenkiisa loo doortay  Saacid Aadan Jaamac oo isna helay 11 cod.

Mohamed Qasim oo guddiga Galmudug ka mid ah ayaa isna loo doortay Xoghayaha Guddiga.

Goobjoog News