U bood dhigaalka

Gudoomiyaha Hey’adda Maareeynta Masiibooyinka oo la kulmay madax ka socota Bank Adduunka

Sheeko:Dalka

Gudoomiyaha Hey’adda Maareeynta Masiibooyinka Mudane Maxamud Macallin ayaa la kulmay Saraakiil katirsan Bangiga aduunka oo uu hogaaminyay Mr. Harris Khan.

Arimaha laga hadlay waxaa kamid ah sugnaanta cuntada (food security) iyo howl gelinta Xarunta Qaran ee Howlgelinta Gurmadka Deg degga ah.

Labada dhinac ayaa sidoo kale isla meel dhigay in sida ugu dhaqsida badan oo loo hawlgeliyo xarunta qaran ee gudmadka deg-dega ah.