U bood dhigaalka

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dalka Oo Garsoorayaal Umagacaabay Maxkamadaha Gobolka Banaadir

Sheeko:Amniga

Gudoomiyaha maxakamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed aya aya sameeyay magacaabis iyo dalacsiin garsooyaal ka hawlgeli doona maxkamadaha degmooyinka iyo Gobolka banaadir.

Cabdirisaaq Macalin Cabdi iyo ibraahim Nuur Cali ayaa loo dalacsiiyay Garsoorayaal maxkamadda racfaanka Gobolka badaandir.

Degmooyinka karaan, xamar jajab, xamar weyne, wadajir iyo cabdi casiis ayuu sido kale gudoomiye baashe umagacaabay midlasta oo kamid ah gudoomiye maxakmadeed.

GOOBJOOG NEWS.