U bood dhigaalka

Gudoomiye Jawaari oo Sheegey In Aanan Mooshinka Lasii Wadi Karin Inta Laga Soo Celinayo Xasiloonida Baarlamaanka

Sheeko:Dalka

JawaariGudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa war kasoo saaray wixii maanta ka dhacay Xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho, ka dib markii maalitii Sedaxaad uu qaab fowdo ah ku dhamaaday kulankii Baarlamaanka.

Qoraal laga soo saaray Xafiiska Gudoomiye Jawaari ayaa lagu sheegay in gudoonka maalmo badan isku dayay in la xaliyo kala qeybsanaanta xildhibaanada hase ahaatee taasi ay suurta gal noqon weysay.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in xilligaan aan lasii guda geli karin ajandaha ku aadan Mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul wasaaraha ilaa inta xal looga helayo nidaam darro uu sheegay in golaha shacabka uu ka jiro.

Halkaan hoose ka Akhriso 10- Qodob oo Gudoomiyaha uu sheegay.

jaw1

jaw2