U bood dhigaalka

Gudoomiye Ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka iyo mas’uuliyiin kale oo gobalka Hiiraan u safray

Sheeko:Amniga
Gudoomiye Ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya Sacdiyo Yaasiin Samatar , Wasiirka Batroolka & Macdanta C/risaaq Maxamed Cumar iyo Xildhibaan Raaxeeye ayaa u duulay Buula-burte.
Ujeedka socdaalka mas’uuliyiintaan ayaa qayb ka ah dhiiragelinta iyo ka qayb galka howlgalka ka dhanka ah ururka alshabaab ee ka socda gobalka Hiiraan.
Mas’uuliyiintaan ayaa ku biiri doonna mas’uuliyiin kale oo ku sugan furimaha hore ee dagaalka ka dhanka ah ururka alshabaab.
Goobjoog News