Gudoomiye Wiish “Way Mahadsanyihiin Valencia iyo Villareal”

Kooxaha kubadda Cagta Valencia iyo Villareal ee ka ciyaara  horyaalka Kubadda Cagta Dalka Spain ee (La Liga) ayaa qalab isboorti ugu deeqay  uguna soo hambalyeeyay  guushii ay gaareen, degmooyinka Shingaani iyo Cabdicasiis ee soo gaaray   fiinaalka tartanka kubadda cagta   degmooyinka Gobolka Banaadir,Iyagoo usoo marsiiyay  Ciidanka Spain ee katirsan  ciidamada Midowga Yurub. Munaasabaddda qalabka … Continue reading Gudoomiye Wiish “Way Mahadsanyihiin Valencia iyo Villareal”