U bood dhigaalka

Gudoomiye Xaashi Oo Kulan Deg-deg Ah La leh Ra’iisul Wasaare Rooble

Sheeko:Amniga
Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa hadda shir mid ka mid ah Hotelada magaalada Muqdisho kula jira , Guddoomiyaha Aqalka Saren  Cabdi Xaashi.
Shirkan ayaa looga hadlaya sidii loo xalin lahaa khilaafka ka dhashay cidda soo magacabeysa guddiyada doorashada Somaliland .
Warar ay Goobjoog News heshay ayaa sheegaya in uu guuldareystay dhexdhexaadin laga dhex waday labada garab ee Somalinad iyada oo garabka Mahdii Guuleed ay doonayaan sad-bursi.
Goobjoog News