Guudlaawe oo Guuleystay

Waxaa doorasho goordhow ka dhacday Jowhar ku guuleystay Cali Guudlaawe, isaga oo noqday madaxweynaha Hirshabelle.

Codadkii ay dhiibteen xildhibaannada  Cali Guudlaawe ayaa helay codad gaaraya 86 cod halka musharaxii la tartamayay ee Cabdiraxmaan Cismaan uu helay ilaa 13 cod.

Cabdiraxmaan Cismaan oo goobta ka hadlayey ayaa u hamlabyeeyey madaxweynaha la doortay.\

 

Related Articles

8 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW