U bood dhigaalka

Guudlaawe Oo Soo Gaaray Muqdisho

Sheeko:Amniga

Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi uu hogaamiyo madaxweynaha dowal gobaleedka Hirshabeelle Cali Guudlawe Xuseen .

Guudlaawe ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda dhexe iyo qaar ka mid ah shacabka caasimadda.

Madaxweynaha ayaa magaalada Muqdisho kaga Qeyb galaya shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka, oo maanta lagu wado in uu ka furmo xerada Afisyooni .

May be an image of 8 people, people standing and suit