U bood dhigaalka

Guudlaawe oo Xilka Ka Qaaday Wasiiro Ka Tirsan Golihiisa

Sheeko:Amniga

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle Cali Guudlaaw Xuseen, ayaa xil ka qaadis ku sameya xubno ka tirsan Golihiisa wasiirada, kadib markii  madaxweynaha uu ku eeday shaqo gudasho la’aan.

Wasiirada xilka laga qaaday ayaa kala ah  wasiirka ganacsiga hirshabeel Yaxye Ismaciil Maxamed iyo wasiirka dastuurka  Qadar Xasan.

Wareegto kasoo baxday xafsiika madaxweyna hirshabeelle Cali Guudlaaw Xuseen, ayaa lagu sheegay in xilalka looga xayuubiyay labada wasiir.