U bood dhigaalka

Habraaca Amniga Doorashada Madaxweynaha oo Lasoo Saaray

Sheeko:Amniga

Guddiga doorashada madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya ayaa shaaciyay habraaca amniga , taas lagu wado in 15-ka bisha ay ka dhacdo Teendhada Afisyooni ee xerada Xalane, habraaca ayaa ka kooban 9 qodob, magaalada caasimadda ah ayaa waxaa ka socda ololihii ugu dambeeyay ee Musharraxiinta.

Hoos ka Akhriso: