U bood dhigaalka

Hannaanka Doorashada Aqalka Sare Ee Gobolada Waqooyi Oo Lasoo Saaray

Sheeko:Amniga

Gudoomiyaha aqalka sare BFS Cabdi Xaashi Iyo Ra’isul wasaare ku xigeenka Mahdi Guuled ayaa soo saaray Hannanka loo marayo Doorashada aqalka sare ee Gobolada Waqooyi(Soomaaliland).

 

Waxana Qeyb ka ah Hannaanka lasoo saaray, habraacyada doorashada iyo shuuradaha laga doonayo musharixiinta aqalla sare.

Halkan hoose ka akhriso Hannaanka Doorashada Gobolada Waqooyi:-