U bood dhigaalka

Hanti-dhowraha Qaranka oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Heshiiskii Shidaalka

Sheeko:Amniga

War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Hanti-dhowraha qaranka Soomaaliya Maxamed Maxamuud Cali Afgooye ayaa lagu sheegay in heshiiskii Shidaalka wasaaradda Batroolka ay la gashay shirkadda Coastline Exploration Ltd uu yahay mid sharci darro ah,  waxaana qoraalka sidoo kale lagu sheegay inuu yahay waxba kama jiraan, heshiiska ay soo gashay wasaaradda.

Halkaan Ka Akhriso