U bood dhigaalka

Hanti Dhowrka Guud Oo Hay’adaha Dowladda Ku Amray In Ay Soo Gudbiyaan Heshiisyada Dhulalka Dadweynaha

Sheeko:Amniga

Xafiiska hanti dhowrka guud ee Qaranka ayaa ku amray hay’adaha dowladda in ay soo gudbiyaan dhamaan mashaariicda iyo heshiisyada dhulalka dadweynaha ee ay galeen.

Hanti dhowrka guud oo maalmihi la soo dhaafay daba galka guryaha iyo hantida dadweynaha ayaa ku amray in Hay’adaha dowladda muddo bil ah oo ku eg 2/10/2021 ay ku soo gudbiyaan Heshiidyada guryaha iyo dhulalka dadweynaah.

Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka