U bood dhigaalka

Haweenka Gobalka Hiiraan oo Gurmad Gaarsiiyay Askarta Dagaalamaysa

Sheeko:Amniga

Haweenka gobolka Hiiraan ayaa deeq kale duwan waxaa ay gaarsiiyay ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee maanta dagaalka uga jiray deegaanka Jiciboow oo hoostagta degmada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan.

Deeqdaan gurmadka ah ayaa waxaa ay isugu jirtaa Raashinka nuucyadiisa kale duwan cabitaanno iyo xoolo nool, waxaana ay sheegeen in ay ugu talo galeen in ay isticmaalaan ciidanka kale duwan ee dagaalka ku jira

Haweenka gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay door muuqata ay ka qaataan howlgallada ay wadaan ciidanldhicii.ka dowladda iyo kuwa deegaanka oo Al-shabaab ka saaray deegaanno badan oo ka tirsan gobolka oo ay ku sugnaayeen.

No description available.No description available.No description available.Goobjoog News