U bood dhigaalka

Heshiis Laga Gaaray Muranka Doorashooyinka Somaliland

Sheeko:Amniga

Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho heshiis ku kala saxiixday Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillahi iyo Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka Mahadi Maxamed Guuleed Khadar.

Labada mas’uul oo muran kooda dhanka doorashada mudda soo taagna ayaa maanta shaaciyay in ay xal ka gaareen khilaafka.

Heshiiska oo goordhaw warbaahinta loosoo bandhigay ayaa waxaa goobjoog ka ahaa guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka.

Qodobada lagu heshiiyay ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa in guddoomiye ku-xigeenka guddiga hirgelinta doorashooyinka gobalada Waqooyi la siiyo garabka Cabdi xaashi.

Hoos ka akhriso Heshiiska oo dhameystiran