U bood dhigaalka

Heshiiskii Dowladda Federaalka Iyo Maamulka Puntland Oo Dhameystiran

Sheeko:Dalka

Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal waxaa xalay lagu kala saxiixday heshiis u dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland.

Heshiiskan waxaa dowladda Federaalka u saxiixay Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke waxaana dhanka Puntland u saxiixay madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Goobjoog News ayaa si horudhac ah waxay maalin kahor idiin kugu soo gudbisay qodobada heshiiska, hadana waxaan qeybta hoose idiin kugu soo gubineynaa heshiiska oo dhameystiran iyo sidoo kale saxiixayaasha heshiiska.

0001

0002

0003

0004

0005