Hey’adaha Amaanka Oo Sheegay In Ay Qabteen Hogaamiye Ka Tirsan Al-shabaab

Hey’adda sirdoonka Soomaaliya NISA ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku qabtay hogaamiye ka tirsan Xarakada Al-shabaab.

Afhayeenka gobolka Banaadir Cabdifitaax Xalane ayaa sheegay in Maxamed Siyaad Fanax oo ka tirsan Al-shabaab laga soo qabtay degmada Kaxda axaddii kadib markii ay soo sheegeen dariska.

Cabdifitaax Xalane waxaa uu sidoo kale saxaafadda u sheegay in Fanax aanu dagaal gelin oo si fudud uu isku dhiibay.

Dhinaca kale NISA ayaa Twetter-ka ku soo qortay in ay qabatay sarkaal  Al-shabaab ah, iyagoo ka qabtay degmada Kaxda.

fdfd

Goobjoog News

Related Articles

4 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW