Hey’adda Jiheynta Hawada Soomaaliya oo iyadiiba Jaho-wareersan

Maamulka Duulista Hawada ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saaray amar cusub oo ku wajahan duulimaadyada aadaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland. Waxbixinta waxaa ku xusan oo kale in duulimaad kasta oo ka imaanaya meel ka mid ah Kenya, una socda Kismaayo ay qasab tahay iney … Continue reading Hey’adda Jiheynta Hawada Soomaaliya oo iyadiiba Jaho-wareersan