U bood dhigaalka

Hey’ado Cilmi Baaris Ka Sameeyay Wanaajinta Xiriirka Barakacaasha Iyo Horjoogayaasha

Sheeko:Dalka

Mashruucan oo  tijaaboahi – Isla xisaabtanka Deegaannada/xeryaha aan rasmigaaheyn – waxa uu kashaqeeya horumarinta isla xisaabtanka iyo hufnaanta maamulayaasha deegaannada/xeryahabarakacayaasha ee aan  rasmiga aheyn ee  magaalada Muqdisho, iyada oo ujeedadu tahay wanaajinta xaaladaha nololeed iyo dhowridda dadka barakacayaasha ah.

Mashruucu waxa uula falgalaa maamulayaasha  xeryahadadka barakaca ah, kuwaa soo dalka Soomaaliya gudihiisa caanku ah magaca “Horjoogayaal”.

Haddabasi loo aqoonsadoadeegyada ay bixiyaan, waxaa la islaafgartay kaddib wadaxaajood lala yeeshay in magaca horjoogeuu leeyahay micnayaal aan fiicneyn, halka dhammaan howlgalladoodu aysan wada aheyn kuwo halis ah.

Sidoo kale, mashruucu waxa uu ugu yeeraa isagaoo tixraacaya shaqadooda maamulanimo, magaca MaamulayaashaDeegannada/Xeryahaaan Rasmiga aheyn.

Tijaabadan ayaa laga hirgeliyey 10 ka mid ah deegaamada Dadka Barakacayaasha ah iyadoo ujeedaduna ay tahay in ‘wax looga barto ficil ahaan’ iyadoo la isticmaalayo hab cilmibaaris-ficilah, taas oo wargelindoonta wadahadalka iyo taageerada ku saabsan arrinta barakacayaasha iyo maamulayaasha deegaannada/xeryahaaanrasmigaaheyn.

Hirgelinta mashruucan ayaa iskaashi dhow lagala yeeshay maamullada degmooyinka Gobolka Benaadir (Degmooy in kiilaga hirgeliyay mashruuca)iyadoo lagarajeynayayin labadadhinac – Maamullada Degmooyinka iyo Maamulayaasha XeryahaBarakaca – ay yeelandoon aan aragti mideysan oo ay kaga wada shaqeyn karaan hagaajinta xaaladaha dadka barakacayaasha ah islamarkaana ay ku hagaajinayaan xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya iyaga lafahaantooda.

Habkani waxa uu diiraddasaarayaa:

  • Kobcinta isla xisaabtan  ka kadhexeeya dadka barakacayaasha ah iyo maamulayaasha xeryaha/deegaannada aan rasimiga aheyn, si korloogu qaado dhowridda xuquuqda, bixintaadeegyada iyo maareeynta deegaanna dabarakacayaasha;
  • Hagaajinta iyo kordhinta xidhiidh ka kadhexeeya maamullada xeryaha/deegaannada barakacayaasha iyo maamullada dowladdahoose, gaarahaan, guddoomiyayaasha degmooyinka ay  ku yaallaan goobaha laga fuliyay wajiga tijaabada ah eemashruucan;
  • Ugudambayntii in Hey’adaha caalamiga ah ee ka shaqeeya arrimaha barakacayaasha laga qeybgaliyo howshasi loo xoojiyo loona korjeegteeyo – iyadoo ay wehliyaan masuuliyiinta maamullada degmooyinka – heerarka isla xisaabtanka ee ka jira deegaannadalaga hirgeliyay mashruuca niyadoona la rajaynayo in laga dhaqangeliyo loogana faa’iideysto casharada laga barto habkan goobo kale.
  • Waxaa fuliyay: Tana Copenhagen iyo iDC