U bood dhigaalka

Hirgelin La’aanta Dowladda Ee Jadwalka Doorasho 2016

Sheeko:Dalka

Bishii June ee tagtay waxaa ay dowladda federaalka ah soo saartay jadwalka doorasho ee dalka 2016-ka, Jadwalka waxaa ku qoran tilaabooyinka la qaadayo ilaa laga doorto madaxweynaha soo socda ee jamhuuriyadda bisha September 10, 2016-ka.

Jadwalkii Ma Shaqeeyay Bishii June 2016-ka”?  Ayey Goobjoog News baaritaan ku sameysay, Jawaabta su’aashaas waxaa la cabbir qaadan karaa sida ay wax u socon doonaan bishan July iyo bilaha soo socda.

 

 

 

 

 

 

 

[documentcloud url=”http://www.documentcloud.org/documents/2972604-Hirgelin.html” pdf=false]