U bood dhigaalka

Hirshabeelle Oo Amar Dul Dhigtay Shirkadaha Duulimaadyada Ku Taga Jowhar

Sheeko:Amniga
Maamulka garoonka diyaaradaha magalaada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa digniin dul dhigay shirkadaha duulimaadyada ee tagaya magaaladaas, kuwaas oo loogu baaqay in aysan wax hub ah ay kasoo dajin Karin garoonka Maxamed Dheere ee maagalada jowhar ee gobolka Shabeellada dhexe.