U bood dhigaalka

Hirshabeelle Oo Shaacisay Kuraas Doorashadooda La Qaban Rabo

Sheeko:Amniga

Guddiga hirgelinta dooorashooyinka dowlad gobaleedka Hirshabeelle, ayaa shaaciyay 11 kursi oo ka tirsan kuraasta golaha shacabka oo dhawaan doorashadooda la qabanayo.

Kuraasta doorashadooda la shaaciyay ayaa waxaa ka mid ah HOP#5, HOP#24, HOP#33, HOP#52, HOP#70, HOP#88, HOP#97 iyo kuwa kale.