U bood dhigaalka

Hirshabeelle: Waa Kuma Xildhibaanada Hadda Ku Fadhiya Kuraasta Doorashadooda La Shaaciyay?

Sheeko:Amniga

Guddiga hirgelinta doorashooyinka dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa shaaciyay 11-kursi oo dhawaan doorashadoodu ay ka dhaceyso Hirshabeelle.

Kuraastaan ayaa waxaa horay ugu fadhiyay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka waqtigoodu dhamaaday ee 10-aad.

Xildhibaanada Hirshabeelle ku matalayay afarti sano ee la soo dhaafay kuraastaan waxa ay kala yihiin :-

 

1. HOP#005.  Waxaa afarti sano ee la soo dhaafay Hirshabeelle Maxamed C Ceymooy

2. HOP#024. Waxaa afarti sano ee la soo dhaafay Hirshabeelle Cabdulqaadir Caraboow

3. HOP#033. Waxaa afarti sano ee la soo dhaafay Hirshabeelle Yuusuf Ibrahim Afrax

4. HOP#052. Waxaa afarti sano ee la soo dhaafay Hirshabeelle Farxiyo Maxamud Dhaqane

5. HOP#070. Waxaa afarti sano ee la soo dhaafay Hirshabeelle Aadan Cali Xasan

6. HOP#088. Waxaa afarti sano ee la soo dhaafay Hirshabeelle Dahabo Suusow Maxamuud

7. HOP#097. Waxaa afarti sano ee la soo dhaafay Hirshabeelle Khadiijo Diiriye

8. HOP#098. Waxaa afarti sano ee la soo dhaafay Hirshabeelle Maxamud Max’ed Jimcaale

9. HOP#106. Waxaa afarti sano ee la soo dhaafay Hirshabeelle Miino Xasan Maxamed

10. HOP#115. Waxaa afarti sano ee la soo dhaafay Hirshabeelle Cali Maxamed Cumar

11. HOP#140. Waxaa afarti sano ee la soo dhaafay Hirshabeelle Cabdulqaadir Cosoble Cali

Goobjooga News