Hoggaamiyaha Maamul Goboleedka Catalonia Oo Sheegay In Xukunkiisa Uusan Hoos Tageyn Spain

Hogaamiyaha Catolonia Kaarlis ayaa sheegay in uusan aqbaleynin in maamul goboleedka Catolia uu hoostago xukuumadda Spian.

Kaarlis ayaa arrintaani ku tilmaamay inay tahay weerarkii ugu xumaa oo ay la kulmaan hay’adaha maamul goboleedka Catolina tan iyo markii uu xukunka kaligiis taliyahay uu qabsaday dalkaasi sanadkii 1939.

Hogaamiye Kaarlis ayaa waxaa uu sheegay in xukuumadda Spain ay wado howlo ka dhan ah maamulka dimuqaraadiga ah ee Catoliyiinta .

Maamulka goboleedka Catalonia ayaa waxaa ka dhacday afti shacab taasi oo ay doonayaan inay oga go’aan Spain inteeda kale, balse maxkamadda sare ee dalkaasi ayaa waxay ku tilmaanay mid aan waxba ka jirin aftida.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW