Howlgal Ka Socda Degmada Afgooye Ee Sh/hoose

Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxay maanta howlgal ballaaran ka wadaan guud ahaan degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose.

Wariyaheena Muuse Cabaas ayaa soo sheegaya in ciidamada ay baarayaan guryaha ku yaalla xaafadaha degmadaasi, sidoo kalena lagu soo qabtay dhallinyaro badan.

Ciidamadan ayaa saakay mar qura kusoo faafay xaafadaha Afgooye, waxaana saraakiisha hoggaamineysa howlgalkan ay sheegeen iney raadinayaan dad looga shakisan yahay iney ka tirsan yihiin Al-shabaab.

Ma jirto faah faahin kale oo saraakiisha ammaanka ka bixiyeen tirada dadka ay kusoo qabteen howlgalkaan.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News

Related Articles

10 Comments

  1. Знаете ли вы?
    Иногда для поддержки экономики деньги «разбрасывают с вертолёта».
    Первая абсолютная чемпионка турнира Большого шлема похоронена в могиле для бедняков.
    Синим цветом своих футболок «Скуадра адзурра» обязана Савойе.
    Жизненный путь абсолютного большинства звёзд известен заранее.
    Новый вид пауков-скакунов был назван по имени писателя в честь юбилея его самой известной книги о гусенице.

    http://www.0pb8hx.com/

  2. Знаете ли вы?
    По выбору Утёсова дорога на Берлин шла то через Минск, то через Киев.
    Рассказ Стивенсона о волшебной бутылке был опубликован почти одновременно на английском и самоанском языках.
    Планета — глазное яблоко может быть пригодна для жизни в одних районах и непригодна в других.
    Канадский солдат в одиночку освободил от немцев нидерландский город.
    Крейсер «Берик» на рейде в Девонпорте

    [url=http://arbeca.net/]arbeca[/url]

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW