Ibraahim Geedow “ Xulka Qaranka Uma Baahan Macallimiin Ajaanib Ah Oo Qaata Dhaqaale Badan ”

Falanqeeye IIbraahim Geedow Cawaale ayaa sheegay in ay ceyb tahay in sanad walba la badalo macallimiinta Xulka Qaranka hogaaminaysa,isagoo Xiriirka kubabdda cagta u sheegay in wax ka badalaan arintan,maadama Soomaaliya ay joogaan tababarayaal xirfad wanaagsan.

Halkan Ka Daawo Qeyb Ka Mid Waraysi Dhinac Skyp-ka Uu Falanqeeye Geedow Siiyay Goobjoog

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW