Geedow “Daawasho La’aan Ka Jirta Horyaalka Soomaaliya Waxay Abuuraysaa In Ay Niyad Jabaan Ciyaartooyda ”

Ibraahim Geedoow Cawaale oo ka mid ah falanqeeyaasha ciyaaraha gudaha ayaa sheegay in nasiib daro ay tahay daawasho la’aanta ka jirta horyaalka Soomaaliya niyad jab ay ku noqonayso ciyaartooyda iyo kooxaha ka qeyb galaya horyaalka kubbadda cagta Soomaaliya
Halkan Ka Daawo Qeyb Ka Mid Waraysi Dhinac Skyp-ka Uu Geedow Siiyay Goobjoog

Related Articles

10 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW