U bood dhigaalka

ICJ Oo Diiday Codsiga Kenya Ee Dib U Dhigista Dacwada Badda

Sheeko:Amniga

Maxkamadda cadliga adduunka ayaa iska diiday codsiga Kenya ee dib u dhigista dacwadda badda iyada oo ku celisay iney dhageysan doonto 15-ka March 2021-ka

Maxkmadda waxaa ay intaas ku dartaa in dhageysiga oo ka dhici doonta hoolka oo loo ogol yahay dad kooban, halka qeybo kalana ay uga qeyb geli doonaan qaab muuqaal ah.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka Maxkamadda ICJ

GoobJoog News