Sabtidii, goor habeennimo ah ayey shacabka Soomaaliyeed mar qura arkeen fariimo lagu daabacay baraha bulshada ee ra’isul wasaarihii la ceyriyey Xasan Cali Kheyre isaga oo ku dhawaaqay inuu 2020/2021 yahay murashax madaxweynnimo.
Daawo Warbixin Ku Saabsan Is Sharaxida Xasan Kheyre
Sidoo Kale Halkan Ka Aqriso Is Sharaxida Xasan Kheyre
Goobjoog News