U bood dhigaalka

Isbahaysiga Xisbiyada Soomaaliyeed: Wixii Dhib Ah Ee Ku Yimaada Madaxda Xisbiyadu Waxaa Mas’uul Ka Ah Madaxweynaha

Sheeko:Dalka

Golaha xisbiyada dalka oo kulan ay ku yeesheen Muqdisho kasoo saaray war qoraal ah ayaa sheegay in Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu qaadanayo mas’uuliyadda wixii dhib ah oo gaara siyaasiyiinta tartanka kula jirta.

Kulankani ay isugu yimaadeen isbahaysiga xisbiyada ayaa waxaa lagu cambaareeyay hadallo kamid ahaa khudbad madaxweyne Xasan Sheekh uu jeediyay maalintii 1-aad ciiddul Fitriga.

Nuqul kamid ah qoraalka ay xisbiyadu soo saareen oo lasoo gaarsiiyey Goobjoog News ayaa sidan u qornaa:-

 

Xis1

X2