U bood dhigaalka

Isbedel Lagu Sameeyey Maamulka Shabeellada Hoose

Sheeko:Amniga

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed lafta-gareen ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax, isago oo guddoomiye cusub u magacaabay gobolkaas Cabdulqaadir Maxamed Nuur Siidii.

 

Goobjoog News