U bood dhigaalka

Iskutaga Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed

Sheeko:Amniga

Qoraal ka soo baxay  ururada bulshada rayidka Soomaaliyeed ayaa sheegay in wado sharci ah aan loo marin magacaabista xubnaha golaha adeega Garsoorka dalka , kuwaas oo maalinimadii shalay ay magacaabeen golaha wasiirrada dowladda Soomaaliya. Qoraalka ayaa lagu xusay haddii magaacaabista golaha adeega loo maro wado aan sharciga waafaqsaneyn in aysan haqabtiri karin baahida cadaaladda ay qabaan umadda Soomaaliyeed.

Halkaan Ka Akhriso 

Goobjoog News