Isloow Oo Cambaareeyey Duqeyntii Xalane

Wasaaradda amniga  ee dowladda federaalka ah yaa cambaareysay weerarkii xarunta Xalane ee xafiiska UNSOM, waxaa war saxaafadeedkan ayaa imaanaya maalin kaddib markii madaafiic hoobiyeyaal lagu garaacay xarunta Qaramada Midoobey ku leedahay Xalane iyo kadib markii UN-ka ka dalbadeen dowladda baarintaan arrinkaas la xiriira.

Xarunta Xalane oo talaadadii lagu garaacay hoobiyeyaal ayaa waxaa soo gaaray burbur hanti, waxaa kale oo ku dhaawacmay labo ka mid ah shaqaalaha UN-ka.

Akhriso:

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW