U bood dhigaalka

Ismiidaamin Ka Dhacday Muqdisho

Sheeko:Amniga

Wararka aan ka heleyno isgoysha Black sea dhanka Hawlwadaag, ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qof haweeney ah ay qarax fulisay.

Dad xaafadda deggan ayaa Goobjoog News u sheegay in lagu bartilmaameedsaday sarkaal ka tirsan hey’adaha amniga, isaga oo halkaa ku geeriyooday.

Weli war rasmi ah kama soo bixin hey’adaha amniga,

Goobjoog News