Israa’il Oo Sharciyeysay Dhulalka Dadka Falastiiniyiinta, Isla Markaana Mamnuucdey Aadaanka

Gumeystaha Israa’il ayaa lagu waramayaa in ay sharciyeysteen dhulalka Falastiiniyiinta, iyagoo sidoo kale mamnuucey aadaanka salaadda.

Afahayeen u hadlay madaxtooyada Falastiin Nabil Abuu Riida ayaa sheegay in Isra’il tilaabooyinkeeda waalida ah ay uga dacwoon doonaan qaramada midoobey.

Guddiga Wasiiro ah oo cadawga Isra’il ka tirsan ayaa Axadii meelmariyay sharci ogolaanaya in dhismo ay bilaabaan iyo in Samaacadaha Aadaanka la mamnuuco.

Ra’isul Wasaaraha Isra’il waxaa uu sheegay in sharciga uu fududeeyay in laga nabadgalo waxaa uu ugu yeeray buuqa masaajidyada.

Goobjoog News

 

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW