Itoobiya iyo Iskudey Afgembi: Madaxweyne iyo Taliyeyaal Ciidan Ayaa La Dilay

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya dalka Itoobiya waxaa la dilay madaxweynihii dowlad degaanka Amxaarada Ambachew Mekonnen iyo la taliyihiisa Ezez Wasie kadib iskudey afgambi oo ka dhacay deegaanka Amxaarada.
Dhankiisa ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed waxaa uu sheegay in sidoo kale la dilay taliyihii guud ee ciidamada General General Seare Mekonnen, isaga oo intaasi raaciyey in ay toogteen dad isaga ku dhowaa.
Dadka deggan Bahir Dar ayaa sheegaya iney rasaas maqleen, waxaa kale oo jirta in safaaradda Mareykanka ay soo saartay qoraal la xiriira digniin in rasaas laga maqlay Adis.
Ilaa hadda ma cadda cidda ka dambeysay, balse wararkan kala soco halkan
Goobjoog News
Ilnrmh pxyhrb Brand name viagra cialis savings card
Lzomly zgpyvo Cialis online us cialis online
Vmimca esedfj Generic viagra us over the counter cialis
Ulcryr ycgxwr ed meds cost of cialis
Xrgvgb gdpunh canadian pharmacy online Vjrqr