Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Itoobiya Ambassador Dina Mufti, ayaa sheegay in dalkiisa aanu aqoonsaneyn Somaliland isla markaana ay taageerayaan midnimada Soomaaliya.
Halkan Ka Daawio Warbixin Ku Saabsan Warka Ka Soo Yeeray Ethiopia
Halka Ka Aqriso Warka Ka Soo Baxay Ethiopia
Itoobiya: Ma Aqoonsanin Somaliland, Waxaanna Taagereynaa Midnimada Soomaaliya
Goobjoog News