U bood dhigaalka

Jaaliyadaha Mareykanka iyo Canada Oo Looga Digay Amiga Qaahira

Sheeko:Dalka

Safaaradaha Mareykanka iyo Canada ee Masar ayaa uga digay Jaaliyadahooda degan Qaahira in ay tagaan Suuqyada, Shineemooyinka iyo goobaha dadka isugu yimaadaan Maalinta Axadda, October 9,

Dhinaca kale, Wasaaradda arrimaha dibadda Masar oo arrinkaas bayaan ka soo saartay ayaa safaaradda Mareykanka uga digtay in mar kale ay soo saaraan digniino noocaas ah, iyagoo hadallada Mareykanka ku tilmaamay kuwoo aan loo meeldeyin.

October 9, waxaa ay ku aadan tahay, Dhacdo loo yaqaano Mustafa Maxamud, halkaas oo dagaal ka dhacay Teleshinka dalkaas hortiisa lagu dilay Toboneeyo Masiixiyiin ah.

Goobjoog News