U bood dhigaalka

Jaamac Maxamed Qaalib oo Geeriyooday

Sheeko:Amniga

Allah unaxariistee waxaa dhow magaalada Jabbuti ee dalka Jamhuuriyadda Jabbuuti ku geeriyooday Jeneral Jaamac Maxamed Qaalib.

Marxuumka ayaa  maalmahii dambe ku xanuunsanaa Isbitaal ku yaalla dalkaasi isaga oo ugu dambeyn galabta ku geeriyooday halkaas.

Jaamac ayaa door weyn kasoo qaatay dowlad nimada Soomaaliya, isaga  horay u soo noqday taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo barre Jaamacadeed.

Goobjoog News